U bood nuxurka

Mille

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah

Mille

Mille (ingiriis: solvent) waa sheyga lagu dhex daro milmaha si loo helo Millan. Tusaale ahaan, marka sonkor (milme) lagu dhex daro biyo (mille) waxaa soo baxa biyo macaan (millan).