U bood nuxurka

Meleg

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah

Meleg waxaa af ingiriis lagu dhahaa „destiny”.

Dad badan waxay aamminsan yihiin in nolosheenna la qaddaray. Run ahaantii waxaad samayn kartaa isbeddel mustaqbalkaaga ah. Qaddar laguma go’aamiyo.