Fannaaniinta Soomaaliyeed ee caanka ah aad bay u badan yihiin rag iyo dumarba; haddaynnu dhawr ka xusno fannaaniintii hore ee waaweynaa waxa ka mid ah:
Bahda fanka ku luuqaysa iyo ku heesta luuqada af-Soomaaliga aad ayay u badan, kuwaasi oo ka soo baxay meelo kala duwan iyo wakhtiyo kala duwan.
Sidoo kale, maanta waxaa jira tiro aad u badan oo fanaaniin ah oo ku nool dhamaan qaaradahadunida, kuwaasi oo soo saara heeso cusub iyo kuwo la cusboonaysiinayoba.
Jadwalka hoos ku qoran waxaanu ku soo bandhigeynaa qaar ka mid ah fanaaniinta sida fiican looga yaqaano dalka gudahiisa iyo dibadiisaba.
Xareedo ismaaciil duniyo fanaanad qaran hooyadii fanka ilaahy naxariistii janno haka waraabiyee , waxay ahayd fanaanad loogu soo hirto hidaha fanka iyo hanuuniyaha bulshada run u sheega madaxda dalka, waxay kale oo ay ahyd fanaanad ku sifowday waddaniyada iyada iyo AUN Saynab xaaji ali baxsan.
Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.