U bood nuxurka

Cidhif

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah
Muuqaalka berefka ee cidhifyada aduunka ee koonfur iyo waqooyi

Cidhif (Ingiriis: Polar) waa geesaha ugu shisheeya ee meere. Dunida aan ku nool nahay ee dhulka waxay leedahay labo cidhif oo kala ah Cidhifka Waqooyi iyo Cidhifka Koonfur ee dhulka.

Meere Dhul