Beriiliyaam
Muuqaal
Beriiliyaam

Beriiliyaam (ingiriis: Beryllium) astaanta (Be) waa curiye kimiko oo leh tiro atom afar ah. Waxay xubin ka tahay guruubka 2aad ee Diwaanka Curiye iyo birta loo yaqaano Birta Alkalineta Dhulka.
Beriiliyaam miisaankeeda iyo adeygeedu wuu sii kordhaa marka ay la falgalsho curiyeyaasha Aayron, Naxaasta, Kobaltiga, Nikelka iyo Alumiiniyaamta ayadoo soo saarta isku dhisyo beriiliyaam awood badan.
Sababtoo ah miisaankeeda iyo tirada atomkeeda oo hooseeya, Beriiliyaamta waxaa loo isticmaalaa Raajada lagu sawiro feedhaha iyo lafaha jidhka dadka.
| Jadwalka Curiyayaasha ( Kaltanka Curiyayaasha) | |||||||||||||||||||||||||||||||
|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
| Qaybaha → | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | |||||||||||||
| ↓ Walxaha | |||||||||||||||||||||||||||||||
| 1 | 1 H |
2 He | |||||||||||||||||||||||||||||
| 2 | 3 Li |
4 Be |
5 B |
6 C |
7 N |
8 O |
9 F |
10 Ne | |||||||||||||||||||||||
| 3 | 11 Na |
12 Mg |
13 Al |
14 Si |
15 P |
16 S |
17 Cl |
18 Ar | |||||||||||||||||||||||
| 4 | 19 K |
20 Ca |
21 Sc |
22 Ti |
23 V |
24 Cr |
25 Mn |
26 Fe |
27 Co |
28 Ni |
29 Cu |
30 Zn |
31 Ga |
32 Ge |
33 As |
34 Se |
35 Br |
36 Kr | |||||||||||||
| 5 | 37 Rb |
38 Sr |
39 Y |
40 Zr |
41 Nb |
42 Mo |
43 Tc |
44 Ru |
45 Rh |
46 Pd |
47 Ag |
48 Cd |
49 In |
50 Sn |
51 Sb |
52 Te |
53 I |
54 Xe | |||||||||||||
| 6 | 55 Cs |
56 Ba |
* |
72 Hf |
73 Ta |
74 W |
75 Re |
76 Os |
77 Ir |
78 Pt |
79 Au |
80 Hg |
81 Tl |
82 Pb |
83 Bi |
84 Po |
85 At |
86 Rn | |||||||||||||
| 7 | 87 Fr |
88 Ra |
** |
104 Rf |
105 Db |
106 Sg |
107 Bh |
108 Hs |
109 Mt |
110 Ds |
111 Rg |
112 Cn |
113 Nh |
114 Fl |
115 Uup |
116 Lv |
117 Ts |
118 Og | |||||||||||||
| * Lanthanides | 57 La |
58 Ce |
59 Pr |
60 Nd |
61 Pm |
62 Sm |
63 Eu |
64 Gd |
65 Tb |
66 Dy |
67 Ho |
68 Er |
69 Tm |
70 Yb |
71 Lu |
||||||||||||||||
| ** Actinides | 89 Ac |
90 Th |
91 Pa |
92 U |
93 Np |
94 Pu |
95 Am |
96 Cm |
97 Bk |
98 Cf |
99 Es |
100 Fm |
101 Md |
102 No |
103 Lr | ||||||||||||||||