U bood nuxurka

Af Malagasi

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah
Af Malagasi
malagasy / مَلَغَسِ
Dhalad u ah
QoomiyadaMalagasi
U ah afka hooyo25 milyan  (2015)
Qoyska luqada
Austronesian
  • Malayo-Polynesian
    • Western Indonesian Galbeed
      • Barito
        • Barito Bari
          • Af Malagasi
Hab qoraalka
  • Far Laatiin (Xuruufta Malagasy)
  • Far Sorabe (mar hore)
  • Braille Malagasi
Xaalada Rasmiga
Ka ah Luqad rasmiMadagaskar
Koodka luqada
ISO 639-1mg
ISO 639-2mlg
ISO 639-3mlg – inclusive code
Individual codes:
xmv – Antankarana
bhr – Bara
buc – Bushi
msh – Masikoro
bmm – Northern Betsimisaraka
plt – Plateau Malagasy
skg – Sakalava
bzc – Southern Betsimisaraka
tdx – Tandroy-Mafahaly
txy – Tanosy
tkg – Tesaka
xmw – Tsimihety
Luqadda la adeegsado31-LDA-a

Af Malagasi waa luqad laga hadlo jasiiradaha Madagaskar, Komoros, Reunion iyo Mayotte

Teraka afaka sy mitovy zo sy fahamendrehana ny olombelona rehetra. Samy manan-tsaina sy fieritreretana ka tokony hifampitondra ampirahalahiana.[1]

Aadanaha dhammaantiis wuxuu dhashaa isagoo xor ah kana siman xagga sharafta iyo xuquuqada Waxaa Alle (Ilaah) siiyay aqoon iyo wacyi, waana in qof la arkaa qofka kale ula dhaqmaa si walaaltinimo ah.