U bood nuxurka

Abaayo

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah

Abaayo (Af Ingiriis: sister) ama walaasha waa qof oo dhalasho wadaag ku la ah ee dhedig ah.

Walaasha ama abaayaha waa gabadha kula dhalatay ee waalidkaa dhalay (hooyo iyo aabo). Abaayo waa qofta dhedig ee aad wada dhalateen, laga yaabaa in xaga hooyada aad walaal ka tihiin ama dhanka aabo aad dhiig ka wadaagtaan.

Abaayo waxaa lid ku ah aboowe.


Xubanaha Qoyska
Seey • Oori
Hooyo • Aabo

Ilmo • Walaal
Aboowe • Abaayo

Balaadhinta Qoyska

Ilmo adeer • Ilmo abti
Adeer • Abti
Eedo • Habaryar
Awoowe • Mocooyo
Abkow • Ayeeyo

Lamaane-inko

Seey • Xaas

Waalidka Kowaad

Hooyo • Aabo

Waalidka Labaad

Adeer • Abti
Eedo • Habaryar

Waalidka Sadexaad

Awoowe • Mocooyo
Ayeeyo • Abkoow

Waalidka Afaraad

Sodog • Sodoh

Walaalaha Kowaad

Aboowe •Abaayo

Walaalaha Labaad

Ilmo adeer • Ilmo abti
Habarwadaag

Walaalaha Sadexaad

Seedi • Dumaashi